Al-shabaab oo caawa ka hadlay bixitaankooda Baydhaba iyo inay dib u qabsadeen deegaanadii lagu dagaalamay
Xarakada al-shabaab ayaa caawa faah-faahisey dagaaladii ugu danbeeyey ee shalay ilaa maanta ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Baay,iyo ka bixitankoodii deeganada gaar ahaan caasimadda gobolka baay…
Golaha Amaanka ee QM oo ansixiyey in Amisom ciidankeeda la kordhiyo awood dheeri ahna la siiyo
Golaha amaanka ee QM ayaa ansixiyey qaraar awood dheeri ah siinaya ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ku yaalla geeska africa ee…
DEG DEG: Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo qabsaday magaalada Baydhabo
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay gacan ku heynta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, kadib markii galabta ay gudaha u galeen. Sida wararku sheegayaan…
Bardaalle oo gacanta u gashey ciidamada DKMG iyo kuwa Eithopia
Ka dib dagaal xoogan oo socdey saacado ayaa waxaa ciidanka dowlada iyo kuwa Eithopia ugu suurta gashey iney gudaha u galaan magaalada bardaalle ee gobolka Baay. Dagaalka ciidamada…
Ergayga Maraykan u qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay arimaha dalka Soomaaliya
James Swan Ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan dalka Soomaaliya oo shir saxaafadeed ku qabtay Magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya ayaa talaabo horumar ah ku tilmaamay…
Midowga Yurub iyo Xukuumada KMG Soomaaliya oo ka wada hadlay xaalada dalka
José Manuel Barroso madaxweynaha guduga midowga Yurub iyo Dr CabdiWeli Ra’isulwasaaraha xukuumada Soomaaliya oo kulan heersare ah ku qaatay magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa waxa ay ka…
Xaalad dagaal iyo cabsi ka taagan magaalada Baydhabo, Saraakiisha Shabaab oo ka sii huleelaya magaalada
Xaalad kacsanaan ah ayaa saaka ka jirta Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, iyadoo dadka deegaanka ay bilaabeen inay alaabahooda xir xirtaan isuna diyaariyaan barakac hadii Ciidamada Itoobiya ku…
Saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab oo ku shiray Kismaayo iyo Hub la sheegay inuu uga degay
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Doon hub sida shalay gelinkii dambe Al-Shabaab uga degtay Dekeda magaalada Kismaayo, iyadoo hadal heynta ku aadan diyaaradaas ay saacadihii…
UN Security Council authorizes increase in African Union force in Somalia to 17,700
UNITED NATIONS — The U.N. Security Council voted unanimously Wednesday to authorize an increase in…
Thousands of Somalis flee to capital, fearing next big fighting
MOGADISHU, Somalia — Thousands of Somalis on Thursday fled an insurgent-held town for…
UK’s Jermaine Grant charged over Kenyan bomb plot
Neighbours of a man accused of being a bomb-maker for a Somalian terror group said…
Eritrea slams foreign meddling in Somalia
Eritrea, often accused of supporting Islamist rebels in Somalia, on Monday criticised foreign interference in…
Somalia: Warring Parties Put Children at Grave Risk
Somalia’s warring parties have all failed to protect Somali children from the fighting or serving…
P minister Cameron Urges World to Focus on Somalia
Britain’s Prime Minister David Cameron is urging the international community to strengthen its efforts to…
Somali Government intensifies “Operation to Restore Peace and Stability in Somalia”
The Transitional Federal Government of Somalia is committed to bringing peace and stability to Somalia…
UAE ship but rentet by Somalian hijacked off Omani coast
International maritime security forces confirmed yesterday that MV Leila, owned and operated by a UAE…
Busts on rise for khat, drug favoured by Horn of Africa diaspora
Canadian border authorities seize millions of dollars worth of an addictive drug known as “khat”…
No hurry to crush al Shabaab on Kenya’s frontline
On the outskirts of Tabda, Kenyan gunners hunkered down in trenches, scanning the distant scrub…
Recent Comments