MAALINLE.COM | News - Information - Facts - Articles & Analysis

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo u ambabaxay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia
Muqdisho (maalinle.com)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha DKMG ah Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, halkaas oo uu ka dhacayo maalinta beri shir ay leeyihiin saxiixayaasha Roud-Map-ka oo ay martigalineyso dowladda Ethiopia.

Madaxweynaha ayaa waxa uu isaga wafdigiisa ay ka ambabaxayn garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana wafdiga la socda ka mid ah wasiirka gaashandhiga Xukuumadda KMG Soomaaliya Xuseen Carab Ciise iyo xubno kale.

Wafdiga Madaxweynaha waxa ka horeeyay wafdi kale oo uu hoggaaminaayay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG ah Soomaaliya C/wali Maxamed Cali Gaas, oo uu ka mid yahay Shariif Xasan Sheekh Aadan, kuwaas iyana ka ambabaxay maanta barqadii garoonka Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa shaly ku soo laabtay magaalada Muqdisho kaddib markii uu soo maray, New York, Kampala, Bujunbura iyo Nairobi halkaas oo kulamo kula soo qaaday masuuliyiin ka tirsan beesha caalamka iyo madaxda dalalkaas, magaalada New York waxa uu kaga qeyb galay shir Golaha Ammaanka QM ay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya.

Magaalada Addis Ababa waxa hadda ku sugan Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin.

Shirka ka dhacaya Addis Ababa, waxaa dalbatay maamulka Puntland, markii madaxweynahooda Faroole uu sheegay in uu saluugsan yahay qaabka hadda la doonayo in loo sameeyo qabyo qoraalka Dastuurka, waxaana taasi ay keentay in ergada Puntland qeyb ka mid ah ay ka soo baxaan shirka odayaasha dhaqanka ee ka socda Muqdisho.

Ma cadda wax yaabaha ka soo bixi kara shirka Addis Ababa oo socon doona muddo labo maalin.

Xafiiska wararka Muqdish0

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo goordhow ka duulay Garoonka Muqdisho + Sawiro
Muqdisho (maalinle.com)- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka ambabaxay Magaalada Muqdisho.

Safarka Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa ku wajahan Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopia.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa intii uusan ka guulin garoonka diyaaradaha Muqdisho Saxaafadda kula hadlay garoonka wuxuuna sheegay waxaa uuna kaga warbixiyay halka uu safarkiisa uu yahay iyo u jeeda uu u baxayo.

C/wali Gaas ayaa Warbaahinta u sheegay inay u duulayaan Dalka Itoobiya waxaana uu sheegay inay ugu qayb galayaan Shirka Saxiixayaasha habraaca Marxalada kala guurka ee Road mapka.

Safarka Ra’iisulwasaraha uu ku aaday Ethiopia waxaa ku wehliyay Guddoomiyaha xilkiisa lagu muransan yahay Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wasiirka Dastuurka Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil iyo xubno kale.

Wafdiga ayaa saacadaha soo aadan lagu wadaa inay gaaraan Magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia.

Dalka Ethiopia ayaa waxaa ka dhacaya Shir ay ka qayb galayaan Madaxda Saxiixayaasha Road mapka.

Daawo Sawirada

-DHAMAAD -

Xafiiska wararka Muqdisho

Dhulgariir qasaaro xoogan geeystay oo ka dhacay dalka Talyaniga
Dhulgariir ku dhuftay Waqooyiga dalka Talyaniga ayaa waxaa ku geeriyooday ugu yaraan 6-qof, iyadoo sidoo kalena uu wax yeelo balaaran soo gaarsiiyay dhismayaal ku gaalay dhawr magaalo oo uu dhulgariirkaasi saameeyay sida ay sheegeen saraakisha wadankaasi.

Dhulgariirkan oo cabirkiisa lagu qiyaasa 6.0- magnitude ayaa waxa la xusay in goor dhe oo habeenimo ah uu ka dhacay magaalada meel 3-km ka xigta waqooyiga magaalada Bologna ee dalkaasi talyaniga.

Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay in sadax ka mid ah dadka geeriyooday uu ku soo dumay dhisme ay ka shaqeynayeen, waxana ay intaasi ku dareen in labo qofood oo kale ay ku geeriyoodeen goobta lagu magacaabo Sant’Agostino ee dalkaasi.

Kooxda samata bixinta Talyaniga ayaa hada ku sugan goobaha ay isleeyihiin  dad ayaa burburka hoostiisa ku jura waxana ay doonayaan in ay soo bad baadiyaan, hase ahaatee TV-ga dalkaasi ayaa soo bandhigay dhismayaal warshadeed oo uu burbur soo gaaray kuwaas oo kuyaala waqooyiga Talyaniga.

Dhulgariirkii xooganaa ee ka dhacay magaalada bartamaha dalkaasii ku talaa ee L’Aquila sanadii 2009-kii ayaa galaaftay  nolosha ku dhawaad 300-qof.

Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay Dagaal ka dhacay Yurkud
Muqdisho (maalinle.com)-Ururka Al-shabaab ayaa guula kasheegtay dagaal  kadhacay deegaanka Yurkud ee gobalada Baay iyo Bakool.

Ururka Al-Shabaab ayaa waxay guulo ka sheegteen Dagaal Shalay ka dhacay Deegaanno hoostaga Gobolka Bakool.

Afhayeenka dhanka howlgallda Ururka Al-shabaab Sheekh Cabdul Casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay lawareegeen Deegaanka Yurkud islamarkaana ay cagta mariyeen  Fariisimada Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda ay kulahayeen duleedka deegaankaasi.

Cabdul Casiis Abuu Muscab ayaa ka dhawaajiyay inay dagaalka khasaaro xoog leh ku gaarsiyeen Ciidamada Itoobiya ee dowladda Tageersan.

In ka badan 70 Askari oo Ciidamada Itoobiya ayuu sheegay in ay ku dileen dagaalkii ka dhacay Degmada Yurkud.

Waxaa kale oo uu sheegay in ay hub aad badan oo noocyada Sham shuutarada, hoobiyeyaal ay ku jiraan ay ku qabsadeen Dagaalka kaddib markii Ciidamada Shabaab ay galeen gudaha degmadaasi Yurkud.

Ururka Al-Shabaab ayaa xaqiijiyay inay gacanta ku hayaan deegaanka lagu dagaalamay manajirto wax war oo kasoo baxay Dhanka Saraakiisha Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya.

Xafiiska wararka Muqdisho

Khubaro ka socota dalka Turkiga oo Muqdisho u yimid sidii loo midayn lahaa Muqdisho iyo Istanbuul
Muqdisho (maalinle.com)- Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo gaaray Khubaro ka socota wadanka Turkiga gaar ahaan magaalada Istanbuul ee xarunta wadankaas kuwaasi oo magaalada u yimid sidii hormarin loogu samayn lahaa Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Khubaradaan ayaa markii ay yimaadeen magaalada Muqdisho ayaa waxay la kulmeen Injineero xaga dhismaha ah oo ka socday gobolka Banaadir waxayna kala hadleen xaaladda magaalada iyo haatan baahida ay qabto.

Sidoo kale qubaradaan ayaa waxay kormeer ku tageen qaybo badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho ayagoona u kuurgalayay xaaladda magaalada hadda sida ay tahay iyo waliba sida dib u dhis loogu samayn karo.

Qorshaha wuxuu yahay sidii loo midayn lahaa Caasimada Soomaaliya iyo waliba Caasimada wadanka Turkiga, taasi oo ay ku heshiiyeen maamulka Muqdisho iyo kan istanbuul kaddib markii guddoomiyaha gobolka uu tagay wadankaasi Turkiga.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa sidoo kale warbaahinta u sheegay khubaradaan ka socday wadanka Turkiga in sidoo kale ay la kulmeen guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho.

Maamulka Gobolka Banaadir ee uu guddoomiyaha ka yahay Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa dadaal dheeri ah wuxuu ugu jiraa dib u dhiska iyo soo celinta bilicdii ay lahayd magaalada Muqdisho iyadoo hadda maamulka gobolka Banaadir uu ku howlan yahay dayactirka wadada Maka Al-Mukarama ee Muqdisho.

Xafiiska wararka Muqdisho

Iska hor imaad ka dhacay magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiraan
Iska hor imaad u dhaxeeya ciidamado kawad tirsan dowladda KMG Soomaaliya ee kuwad ku sugan magaalada Baladweyne ee bartamaha Soomaaliya ayaa ka dhacay galbeedka maagaladaasi sida ay goob joogayaal xaqiijinayaan.

Dad goob joogaayaal ah ayaa  xaqiijiyay in labo qof ya ku geeriyoodeen iska hor imaadkaasi waxana ay intaasi ku dareen goor danbey ay ciidamadii dagaalamay ee kawada tirsanaa dowladda KMG Soomaaliya la soo kala dhaxgalay.

Ilaa iyo hada majir wax war ah oo ka soo baxay maamulka magalada Baladweyn ee xarunta Gobolka Hiraan halkaasi oo ay sidoo kale ku sugan yihiin ciidamada Ethiopia oo kala wareegay kuwa Al Shabaab.

Laakiin mas’uuliyiin aan lamacdhabin ayaa sheegay 6-askari oo ka tirsnaa ciidamadii dagaalamay howlgal ka sameeyay lagu soo xir xiray kuwaas oo aan magacyadooda iyo halka laga soo qabtaba la shaacin.

Magaalada Baladweyne ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxaa ka dhacayay qaraxyo, iska hor imaadyo iyo falalkale oo lidi ku ah amaanka magaladaasi.

UN envoy in Somalia concerned over violent clashes in Hargeisa
The United Nations envoy in Somalia, Augustine P. Mahiga, today expressed concern over recent violent clashes in the northern city of Hargeisa, located in Somaliland, between Somaliland security forces and citizens which allegedly resulted in the deaths on both sides.

According to media reports, earlier this week a military court in Hargeisa, the capital of Somaliland, sentenced 17 civilians to death for attacking a military base in relation to a land dispute. This led to dozens of people marching through the city’s streets demanding the release of the defendants, before riot police reportedly dispersed the crowd.

“The Special Representative of the Secretary-General [Mr. Mahiga] regrets the loss of life on both sides and expresses concern the trial of these civilians was conducted by a military in contradiction of both applicable local statutes and customary norms of standards of international law,” the UN Political Office for Somalia (UNPOS) said in a statement issued on Saturday.

“He urges the immediate transfer of the case to a criminal court and encourages the authorities to ensure that fair trial rights are respected in a new trial,” UNPOS added, noting that Mr. Mahiga is also calling for a full, impartial, independent and transparent investigation into the incident and its aftermath.

Chelsea oo ku guuleystay koobka Champion’s League ee qarada Yurub laga Ciyaaro markii ugu horeysay
Kooxda London ka socota ee Chelsea ayaa ku guuleeystay koob Champion’s League markii ay gool kulaadyo dhamaad ciiyaarta la dhigay ay ku garaacday kooxdii ay la ciyaareeysay ee Bayer Munich.

Ciyaarta oo aad u xiiso badneeyd ayaa waqtigii loogu tala galay waxa ay ku soo idlaatay bar bar dhac 1-1 iyadoo waqti dheeri ah oo lagu daray sidoo kale bar bar dhacaasi ay ku soo afmeerantay, laakiin waxa gool ku laad ciyaartu intii ay so cotay ay heshay Bayer Munich waxa ka qasariyaya Robben.

Ciyaartu waxa ay ka dhaceeysay dalka Germalka waxana ka soo qeyb galay madaxda kooxahaasi iyo xiriirka  UFAWA ka socda.

Chelsea waa markii ugu horeysay oo ay ku guuleysato koobkan waana kooxdii 5-aad ee ka socota England ay koob kan ku guuleystay.

Dabaal dagyo xoogleh ayaa ka dhacayay caasimada England ee London halkaasi oo tariikhda ay noqoneyso in markii ugu horeysay koobkan ugu qiimaha badan qaaradaasi la geeynayo.

Maalqabeenka Chelsea ayay ku qaadatay koobkaasi uu sida weyn u doonayay in uu ku guuleeysto mudo kabadan 8-sano tan iyo markii uu kooxda gatay.

Chelsea hada waa horyaalka qaarada Yurub waxaana la rajeynayaa in koobka la geeyo dalka England gaar ahaan caasimada oo ay kooxdu ka dhisantahay.

Mauritius, Somalia in deal to prosecute pirates
Port Louis – Mauritius said on Friday it has agreed to prosecute Somali pirates, helping overcome one of the hurdles to cracking down on the wave of piracy that has hit international shipping.

The island nation said it had reached agreement with Somalia, and the semi-autonomous regions of Somaliland and Puntland, to accept suspected pirates for prosecution and trial starting in June.

Prime Minister Navinchandra Ramgoolam said his Indian Ocean country needed to play a more active role in fighting piracy, given its impact on security, fishing and tourism.

International navies trying to counter piracy off Somalia are often reluctant to take suspects to their own countries because they either lack the jurisdiction to put them on trial, or fear the pirates may seek asylum.

Suspected pirates captured by navies escorting vessels through dangerous waters often are released after only brief detention due to governments’ reluctance to bring them to trial.

Mauritius is one of several countries in east Africa and the Indian Ocean region conducting trials, or intending to try pirates, because Somalia lacks the legal infrastructure.

The island state said it was making arrangements to accept one or two batches of suspected pirates in June, but did not say how many.

Mauritius secured 3 million euros ($3.82 million) in July from the European Union for the trial and detention of piracy suspects.

Rampant piracy off the coast of Somalia has made it the world’s most dangerous shipping lane and earned Somali sea bandits tens of millions of dollars in ransoms while pushing up insurance premiums for ships.

Kenya so far has borne the brunt of prosecuting sea bandits seized by foreign navies patrolling the Gulf of Aden’s busy shipping lanes that link Europe with Africa and Asia.

West ham oo mar kale kusoo laabatay kooxaha Premier league markii ay garaacdey Blackpool
Naadiga kubadda cagta ee West ham united ayaa kusoo laabatay horyaalka Premier League markii ay galabta ciyaar ka dhacdey garoonka weyn ee Wembley Stadium kaga adkaatey Blackpool 2-1.

Ciyaartan oo qeyb ka ahayd Championship play-off final ayaa waxaa kooxdan Hameers lagu naaneyso ay ku hor martey gool daqiiqadii 35aad, Carlton Cole oo weerarka ugu dheela ayaa u dhaliyey,laakiin ma noqon inay sii hogaamiyaan waxaana jawaab ka bixiyeyxidiga  Blackpool u dheela ee  Tom Ince.

Laakiin wiilasha tababare Sam Allardyce ayaa sameeyey dadaal aad u balaaran taasi oo ay ugu suurta gashey si dhib badan in daqiiqadii 87-aad ciyaaryahanka Ricardo Vaz Te uu saxiixey goolkii guusha ciyaartana ka dhigey 2-1 inay Westham ugu soo gudubto Premier League oo sanad kaliya ay ka maqneyd.

West ham ayaa kusoo biirtey kooxaha Reading,iyo Southampton oo iyagu horey usoo gudbey waxaana Reading ay kusoo guuleysatay koobkii heerka labaad ee Division-ka, waxayana sadexdooda sanadka soo socda ka ciyaarayaan horyaalka heerka koowaad ee Premier league.